Sidee
ayaa lagu Kafaali Qaadi karaa Caruurta?
>Caruurta Waxaa
lagu kafaali (masuul looga noqon
karaa)qaadi karaa Qiimo dhan 40$
bishii Caruurtana Waxay isugu Jiraan
Wiilal iyo Gabdho da"doona
Waxay udhaxayasaa( 5Sano
Ilaa 12sanojir).Waxaana
lacag loobixinkaraa bilkasta (3bilmar)
iyo Sanadba waxaa intaas dheer in
ilamaha aad kafaale qaadey iyo adiga
aan laidin dhaxayn doonin oo toos
aad ula xiriri karto markasta inshalaah.
>Caruur qaar
labadooda waalid manoola(Weydhintee)
qaarkoodna hal waalid ayaa u joogaa
wax dhaqaalana mahaystaan.
>Caruurta qaar
waalidiinkood waxay kushahiideen
(Kudhinteen)dagaalkii itoobiyaanka
wadanka ku qabsadeen caruurtaas
waxay gaareeysa tiradooda 13 Caruur
ah ooweli wax masuuliyadooda qaaday
ma jiro Fadlan hadii aad doonayso
inaad caruur kafaalo qaado nala
sooxiriir.
>Afeef anaga
manihin dowlad ama reer kaliya laakin
waxaan nahay dhalinyaro soomaliyeed
oo jecel horumarka wadankeena iyo
dadakeena iyo diinteena waxaana
diyaar unahay qofkastoo soomaliyeed
caqliga saliimka wata inaan kaqayb
galino oo uu nalaga shaqeeyo wixii
wanaag ah ee ummada loo wada qabanaayo.
Waalidiinta
Caruurta Qaar kafaale Qaadeen
No
Magaca Caruurta
Tirada Caruurta
wixii Faafaahin waxaan kala xiriiri
kartaan
Maamulaha
Markaska Farxaan Xaaji
Tel=0025215524858
Webmaster@Alixzaan.com
Sh.Cabdulcaziiz
Ibnu Baaz
Fataawada
Dr. Cumar iimaan Xafidulaah
Sh.MaxamednIbnu
Cutheymiin
Walaalaha waxaan ku ogaysiinaynaa halkaan
inaan tabarucaadka kheyriyaadka uu kaqayb
qaato shabakadan alixzaan .
Yoolkeena(Hadafkeena)
Waa inaan Allaah sunxaana watcaalaa raali
gelino iyo inaan dadka soomaliyeed ee
muslimiinta ah in wixii awoodeena aan
caawino oo aan isku xirno shacabka soomaliyeed
& dadka qurabaha ku nool.
Caawinaadaas waxay noqon
kartaa mid
>Maal dhaqaale inaan
bixino
>Inaan Ra"yi ku
taageerno walaaladeena muslimiinta ee
wadankii joogaan.
>Waxkastoo diinta wax
loogu qabanaayo.
>Wacyi gelin ( Baraarujin)
>Kheeyriyaadkaan kaqayb
qaadano lama soo koobi karo laakiin waa
sidaan.
1-Caawinta
caruurta agoonta wadankii kusugan
meeshay doonaan soomaliya haka joogaan.
2-Zakaatul
fitriga in loodiro wadankii soomaliya
{dhaaqaalaha aybixiyaan dadka qurbaha
kunool} si aylabada dhinacba ajar uga
helaan
3-Afurinta dadka sooman
aan heli karin waxay ku afuraan.
4-Qalabaynta
masaajida ubaahan dacayactir {tusaale:
kitaabo,Sajaayado(carpet) ,Tuubooyin(Qasabad),Matooro
i.w.m
5- Dhaqaale
kubixin ladagaalanka lagula jira
in itoobiya lagana xoreeya wadankii soomaliya
gabi ahaantiisa.
6-Wax
kaqabashada Madaarista islaamiga
iyo kuwo kale badan oo aan halkaan kusoo
koobi karin.
7-Kafaala
qaadid (Korsasho) caruurta agoon
ah oo aan aabe iyo hooyo haysan adigoo
qiimo jaban ku korin kara ilmahaas yar
ee soomaliga ah.
8-Udxiyada :Waa
in bisha dulxij xoolo lagoowraco Alle
dartiis oo loo diro wadankii soomaliya
maadama dadka aad u tabaaleysan ay joogaan
wadankii. Tusaale :Anagoo
wadaagi karna (Share) Hal neef oo lo""a
ah{ Qiimaha waa
neefkii ari 45$ ,Neefkii lo""a
waa 165$}
Fadlan walaalkii ama walaashii
(aabihii ama hooyadii )doonaysa in ay
ka qayb qaadato waxaad lasoo xiriiri kartaa
.
Email :Tabarucaad@Gmail.com