More Information

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Manhajka- Alixzaan
Marka hore Allaah Subxaan Watacallaa Mahad oo idil U sugnaatey Marka Xiga Nabad Gelyo iyo Naxariis Korkiisa Ha Ahaato nabigeena Suubanaay Salaamulaahi caleyhi intaas kadib.

>>Hadafkeenu waa Raali-gelinta Allaah, Annagoo u badhax-tireyna(Alikhlaas) Cibaadadiisa Niyadda ku haynayna.

Waxaanu ku dadaaleynaa inaanu Qaadno dariiqa sunnada Nabiga salalaahu caleyhi wasalim

Jidkey Qaadeen Saxaabada Nabiga iyo dadkii wanaagsanaa ee salafka ku dayasho mudan

Caqiidadeena waa Manhajka Salafka si guud iyo Sigaar ahba taafasiisha caqiidadaba.

Fahankeena waa inaanu Islaamka si guud u qaadano oon la kala qaybin lana kala dooran oo aynaan oran intaan kaliya i quseysa inat kalana Qaadashadeeda dhib bay igu tahay Waa in u Wada Qaadano jumlatan kaamilan iyadoo aynaan katagaynin jidkii ay mareen kheyral Qarni.

Ujeedadeena Waa Inaanu Allaah Raali galino, dadkana ugu yeerno/ jidka Alle Kuna Sabarno Dhibka Naga soo gaarey dadka Wax magaradka ah

Dariiqa aanu mareyno ee dacwadda Allaah aanu ugu yeedheynaa waa fahankaasi Salafu saalix Ridwaanulaahi tacaalaa Bilkitaab wasunnah iyo adilada sidey u fahmeen ee ma ahan Dacwada Sida naftaada Doonayso Ama Sheekhaada jecelyahay Ee Waa Sida Rabbi Doonaayo Ilaahayna Waxaan weeydiisanaynaa In Ilaahay Camalkeena Iyo Qowlkeena is waafijiyo Aaamin.


Wixii Faah faahin dheeraad waxaad kala xiriiri kartaa

 

Email: Webmaster@Alixzaan.com


Email:Fatwadaculimada@Gmail.com


 

 

 

 

KutuboWebsityadaKujiraan

Waxaan Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum

Riix Halkaan Websiteyada kitaabyada

Email: Webmaster@Alixzaan.com

 

 

 

 

 

 

Soo dejiso(Download)

 

 

More Information

Aflax.net

Altaqwaa

Duruus

Addacwah

Hanuun

Sh.Ibnucutheymiin

Sh.Ibnubaas

Sh.Islamibnuthey

Sh.Cismaan Suudani

Sh.M.N.Albaani

Muratil Quraan

Islamway.com

Islamweb.Net

Emanway.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

More Information

 

 

 

Webmaster@Alixzaan.com

Copyright2007 Designed Somalicomputer.com