Walaalaha Dhamaan Waxaan
Ogeysiinaynaa Duruusta Ku Jirta Web iyo
Muxaadarooyin Lagama Ganacsankaro(Business)
Waad Ka Faa""ideysankarta kaliya
WebSitena Lama Gelinkaro Wixii Faahfaahin
Kala Xiriir Webmaster@Alixzaan.com
Tafsiirka
Quraanka- Alixzaan
Waxaan Halkaan
Walaalaha Ugu Bishaareynaa
Tafsiirkii Sh.Maxamed Macalin
oo Dhan Haddii Marka aad
Meelaha Qaarkood Codka Si Fiican Hadaad
u Maqli Waysaan Naga Raalli ahaada Sidaas
Ayeey Nagu Soo Gaareen Waana Rajaynay
Inshalaah In Dib Loo Hagaajiyo
.Ilaahay Ha u Naxariisto Shiikha Wuxuu
Kamid Ahaay Culimadda Wadanka Soomaliya
Dacwadda Door Lixaad ah Kasoo QaateyMarka
Taariikh
ShMaxamed Macalin Halkaas Ka Akhriso
Waxaan
Walaalaha Ka Codsanaynaa Wixii Cilad Farsamo Aad
webka ku aragtaan Ama uu Ku Furmi waayo WebSiteyada
Halkan Ku Jiraan NaSooWarGeliyaBarakalaahu Fiikum